Muxaadarooyinka Sheykh Shariif Cabdi Nuur

Sheekh Shariif Cabdi Nuur Allaha u naxariistee wuxuu kamid yahay culimada mucaasariinta kuwooda ugu waaweyn ee kaalinta weyn ka qaatay faafinta dacwada Islaamka. Sheekhu wuxuu aqoon xeeldheer u leeyahay cilmiga xadiithka, waxaana uu duubay duruus fara badan.

Mowqica Dhaxalgal wuxuu ku guuleystay inuu uruuriyo dhamaan duruustii iyo muxaadaraatkii uu duubay sheekha intii uu noolaa. Linkiyada hoose waxaad ka heleysaa duruusta iyo muxaadaraatka sheekha oo nidaamsan.