Tilaawada Qur’aanka Sheekh Cumar C/Raxmaan

Rabbi ha u naxriiste sheekh Cumar C/Raxmaan wuxuu kamid ahaa culimada ugu caansan ee muslimiinta, wuxuuna ahaa shekehu xaafid Qur’aan.

Halkan ka degso Qiraa’adiisa musxafka oo dhameysitran.