Qiraa’ada Qur’aanka-Sheekh Cabdi Rashiid Cali Suufi

Al-Qaari’ Sheekh C/Rashiid Sheekh Cali Suufi waa qaari’ Soomaaliyeed oo caan ka ah wadamada caalamka Islaamka. Ka dhagayso halkan isagoo akhrinaya Quraanka oo dhan.