Tafsiirka Quraanka-Sheekh Maxa’ed Ismaaciil

Waxaan ku jirnaa bil barakeysan oo uu soo degay Qur’aanka kariimka, sidaas darteed waxaan akhristayaasheena baraha bulshada usoo gudbineynaa Tafsiirka Qur’aanka kariimka oo uu duubay Sheekh Maxamad Ismaaciil oo kamid ah culimada Soomaaliyeed.