Tafsiirka Quranka – Sheekh Nuur Macalin Cabdiraxmaan

Qur’aanka kariimka Alle wuu yasiray, waxaana icjaazka Qur’aanka awgii la sujuuday quluubta cajamta, sidaas darteed kaagama baahna barashadiisa iyo tafsiirkiisaba shuruudo dheeri ah. Waxaad u baahantahay keliya qalbi soo jeeda iyo inaad waqti siiso kalaamka Allaah.

Dhaxalgal.com waxaa farxad u ah inay idin soo gudbiso tafsiirka Qur’aanka kariimka oo uu akhrinayo Sheekh Nuur Macallin C/Raxmaan.