Tafsiirka Quranka – Sheekh Cusmaan Cali Xuseen

Ma Rabtaa iney kuu furanto Barashada Cilmiga, Dhagayso Tafsiirka Quraanka kariimka oo sahlan, una baahneyn inaad lahaato aqoon kale.

Quraanku waa furaha wax weliba oo kheyr ah, waxaa dhageysan kara tafsiirkiisa waayeelka, qofka yar iyo dadka dhex dhexaadka ah.