Qiraa’ada Dahabiga Sheekh Khaliil Al-Xusar

Dhageysiga qur’aanka kariimka waxaa lagu helaa xasilooni iyo raaxo qalbiga ah, wuxuu ku ilowsiinayaa wixii walwal iyo murugo ah ee kugu taagan, wuxuuna kugu abuurayaa jeceylka Allaah. Ku mashquul dhageysiga qur’aanka in ka badan inta aad ku mashquusho Anaashiida.

Mowqica Dhaxalgal.com waxaa sharaf u ah inuu idiin soo gudbiyo Qiraa’ada Sheykh Khaliil Al-Xusari, gaar ahaan Nusqada Dahabiga ee ka faa’ideysi haboon.

Qur’aanku ha noqdo wehelkaaga iyo widaaygaaga gaarka ah.