Duruus taxane ah oo ciwaankoodu yahay Liyatafaqqahuu Fiddiin – Sheekh Cazzaam

Shabakada Dhaxagal.com waxaa sharaf ah inay idiin soo gudbiso silsilad Duruus ah oo cinwaankoodu yahay ليتفقهوا في الدين oo uu soo jeedin doono Sheekh Cazzaam Abuu Yaxya, duruustaan oo gaaraya ku dhawaad 100 xalqo ayaa sheekhu uu mid waliba ku dul istaagi doonaa mowduuc gaar ah, waxaana ay ka hadlayaan caqiidada, zuhdiga, iyo akhlaaqda Islaamiga.

Halkaan ka dhageyso ama ka degso duruustaan oo dhameystiran.