Dhageyso Duruus Ukhuwada imaaniga iyo sida looga fogaan karo waxyaabaha fasahaadiya walaalnimada.

Duruusta ku saabsan ukhuwada Iimaaniga ah iyo waxyaabaha fasahaadiya walaalnimada ka dhexeysa Muslimiinta, waa xalaqaat koob kooban oo uu Sheekh Cazzaam Abuu Yaxya ku sharraxyo 100 kamid ah arimaha fasahaadiyaha walaalnimada ka dhexeysa dadka Muslimiinta, hadaba ku tixnoow duruustaas habeen waliba si aad u xoojiso walaalnimada kaala dhexeyso Muslimiinta.