Futuuxaatun Islaamiya Fii Ramadaan – Sheekh Aadan Sunne.

Shabakada Dhaxagal.com waxaa sharaf u ah inay idiin soo gudbiso silsilada Duruus oo cinwaankoodu yahay فتوحات إسلامية في رمضان oo uu soo jeedin doono Sheekh Aadan Sunne, duruustaan ayaa sheekhu ku dul istaagi doonaa guulihii iyo furashooyinkii waa weynaa ee Islaamku gaaray islamarkaana dhacay bisha Ramadaan.