Fursaanul Jihaad fii Taariikhil Muslimiin

Warbixinada Taxanaha ahaa ee “Fursaanul Jihaad fii Taariikhil Muslimiin” waa warbixino aan ugu talogalnay inaan bisha barakeysan ee Ramadan gudaheeda dadka Muslimiinta ku xasuusino hogaamiyeyaashii military ee ee soo maray Umadooda horaan iyo hadaba, si aan dadkeena Muslimka ah markale qalbigooda ugu xoojinno ruuxda Jihaadka.