Al-Xayaatu Macal Qur’aan

Barnaamijka Al-Xayaatu Macal Qur’aan waa barnaamij ka hadlaya arimaha Qur’aanka kariimka, waxaa ka qeybgalaya culimo, masuuliyiin, waxgarad iyo qeybaha kala duwan ee bulshada, wuxuuna suurad cad ka bixinayaa culuumul Qur’aan, Soomaalida iyo sida ay ku tahay Qur’aanka, isagoo soo gudbinaya talooyin iyo nasaa’ix ku socda umadda.

Dadka ka qeybgalaya Barnaamijkan waxaa kamid ah sheekhii Tafsiirka iyo Qur’aanka ee Sheekh Nuur Macallin Cabdi Raxmaan – Alle ha u naxriiste’e.