Barnaamijka Muslimiinta & Cowlamada

Barnaamijka Muslimiinta iyo mowqifka uga aadan cowlamada, Waa barnaamij aan rajeyneyno inay Muslimiinta uga soo kabsan doonaan niyad jabka ragaadiyey iyo rajo beelka ku habsaday, kana heli doonaan dhiiragelin, awood iyo tusmooyinku u horseedaya inay soo ceshtaan booskii ay ka joogeen hogaaminta dunida.

Waxaa barnaamijka ka qeyb qaadanaya culimo, jaamiciyiin ah, Aqoonyahano Somali iyo Carab isugu jira, waxaana lagu soo gudbin doonaan towjiihaad iyo talooyin muhiim ah oo ku socda Jiilka maanta jooga ee Muslimiintu uga fadhiyaan inay soo celiyaan magacii iyo maqaankii ay ku lahaayeen Umadaha dhexdooda.

Halkaan ka dhageyso Barnaamijka