Barnaamijka Shirqoolka Gaalada

Barnaamijka taxanaha ah ee “Shirqoolka Gaalada” waa barnaamij aan ugu talagalnay dhageystayaasheena bisha soonka, wuxuu soo bandhigayaa macluumaad badan oo ku aaddan Shirqoolka Gaalada, Barnaamijkaan oo ka kooban 24 qeybood ayaa xambaarsan muhiimad gaar ah, maadaama aanu joogno xilli ay dhagaraha gaaladu kusii baahayaan wadamada Muslimiinta, gaar ahaan Soomaaliya.