Barnaamijka Ilbaxnimadu Waa Islaamka

Xilligan aynu noolnahay waxaa mugdi badni ka jiraa mafhuumka Ilbaxnimada ama Xadaarada, reer galbeedka ayaa maadada u arka iney tahay halbeega rasmiga ah ee Xadaarada, halka Islaamkana uu Xadaaradda iyo Ilbaxnimadu ku qiimeeyo miizaanka Towxiidka.

Barnaamikaan gaarka ah ee loogu magacdaray  “Ilbaxnimadu Waa Islaamka” waxaa lagu soo bandhigayaa Jaahiliyaddii hore iyo tan mucaasirka iyo sida uu Islaamku uga duwanyahay.