Halgankii Daraawiishta.

Halgankii Daraawiishta, waa barnaamij Taariikhi ah oo laga diyaariyay halgankii Sayid Muxamad Cabdulle Xasan uu hogaaminayay ee uu la gay gumeystihii Ingiriiska iyo Talyaaniga ee kusoo duulay Soomaaliya.

Barnaamijka waxaa ka qeybgalay Culimo iyo Aqoonyahanno Soomaaliyeed, waxaana barnaamijka si fiican loogu dabaqay xaaladda hadda ka taagan Soomaaliya.