Sidee Uga Faa’ideysanaa 10ka Dulxijjah Sheekh Nuur Macalin C.Raxmaan

Sidee Uga Faa’ideysanaa 10ka Dulxijjah Sheekh Nuur Macalin C.Raxmaan
Maadama la gudagalay 10ka maalmood ee fadliga badan ee bisha Dulxijjah, waxaan soo gudbineynaa duruus koob kooban oo taxane ah taas oo aan ku soo gudbin doono acmaasha ay tahay in Muslimiintu la yimaadaan 10ka maalmood ee bisha Dul Xijjah.

Xalaqaatkan waxaa inoo soo jeedin doonaa Sheekheena Sheekh Nuur Macalin C/Raxmaan, caawa waxaa aad kusoo dhawaataan xalqada ugu horeysa oo ka warameysa fadliga 10ka maalmood ee ugu horeysa bisha Dulxijjah.